Wamaxay fiisikis



Fiisigis waa erey Giriig ah oo macnahiisu yahay Dabeecad (Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska. Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga,

 kaasoo ah σ (sigma). σ = F/A Hadii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, hadii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.

Diffusion waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Haddii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, haddii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Haddii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.

Albert Einstein 
waxa uu ahaa nin aad ugu takhasusay cilmiga fiisigiska waxa uu dhashay 14 mares.1897 waxa uu dhintay 18 abriil 1955 waxa uu u dhashay wadanka Jarmalka aabihii iyo hooyadiiba waxay ahaayeen yuhuud.waxa uu helay dhalashooyinka maraykanka.iyo.iswiisarland.waxa uu ku guulaystay.1921.jaaisada looyaqaano nobel.kadib markii la'äasaasay dawlada israaiil.waxaaloosoo bandhigay.in uu noqdo.madaxwaynaha.israaiil.laakiin wuu diiday.isaga oo jeclaa in aanuu dhexgelin Siyaasadda.waxa uu in badan kahadlay in yahuuda iyo falastiiniyiintu.ay nabad kuwada noolaadaan falstiin.
waxa uu dhashay.1879.waxa uu ku dhashay.magaalada olam.laakiin nolashiisa inta badan waxa uu ku qaatay magaalada muyinkh.aabihii waxa uu kashaqayn jiray.baalka.lagasameeyo.barkimooyinka. in kasta oo uu ahaa yuhuudi hadana waxa uu wax kabartay dugsiga bilawga ha ee ay maamuli jiraty,kaniida kaatooliga ahi,laakiin wuudiiday oo wuu kasoo horjeeday,fikarada,ilaaha qofka ah,sidookale waxa uu kasoo horjeeday,diin oodhan, subxaana laah,albert,waxa uu kusoo caanbaxay,ama uu heerka kagaadhay,waa cilmiga,physcska,oo si wayn loogu qadariyo ilaa hada,waxa kale oo uu bartay garaaca muusiga,