Lacagta
shilinka soomaaliga ah waxaa bangiga dhexe soo saartay taariikhda marka ee
eheed 1962 kii.Markii hore waxaa la isticmaali jiray lacagta talyaaniga.
Shilinka soomaaliga
(1
Taano)
(1
Cent)
Kumi
(10
Cent)
Nus
Shilin
(50
Cent)
Lacagta
shilinka soomaaliga ah waxee markeeda hore ka koobneed warqado iyo birar.
Lacagta ugu yareed neh waxee eheed 5senti.
Maanta
soomaaliya lacagta ugu yar waa 1000 shilin.Sidii ee u dhacday dowladii dhexe,
bangiga dhexe ee soomaaliya ma soo saarin lacag cusub, sidaas darteed ayaa
lacagti tartiib tartiib uuga dhamaatay dalka.wixii ka danbeeyay 2000.
waxaa
dhacday in shilin soomaaliga lagu soo sameeyo dalka dibadiisa. lacagihii 20, 50
iyo 100 oo soomaaliya inteeda badan ka suushay xiligii ee dowladii siyaad barre
dhacday ayaa wali laga sii isticmaalaayay magaalada burco oo kaliya ilaa 2011waa
markii laga joojiyay.
Lacagtii
ugu danbeesay oo soomaaliya ka dhacdo waxee eheed 500 oo soomaaliya oo dhan ka dhamaatay
sanadihii 2000.
shilimadii ay kamidka ahaayeen 5, 10 50, waxa la adeegsan jiray
sanadihii 1976.
Badanaa
lacagta soomaaliga waxaa la sameeyay markii la qoray farta soomaaliga ka dib
1975